Home Somaliland Somaliland:Opposition National Party Claim Airlines Have Boycotted Egal Airport

Somaliland:Opposition National Party Claim Airlines Have Boycotted Egal Airport

3

Somalilandsun:Many airlines have simply stopped jetting into Egal International Airport  this is according to opposition party Wadani spokesperson.

He revealed that the bad policies of the current president H.E Musa Bihi
Abdi has made many airlines think twice before flying into Hargeisa. The
wadani official confirmed that Daalo airlines which was a frequent flyer
into Egal Airport last land in Eid Ul Adha festival and has since not come
back.

The opposition party stalwart claimed that many travel agencies have closed
shop following the government refusal to acknowledge the Somalia passport
as a valid travel document. He went on to say another problem is that the
government had stopped the one way ticket that stipulated go home.

He added that if the trend continues the airport will soon close down since
it has now been reduced into a ghost airport because of poor decisions on
part of the government which lacks sound judgements of affairs.

By: Guled Abdi Mahir

 

3 COMMENTS

  1. Sixitaan: shirki Wadani ka qeybgalay ma ahayn Muqdisho ee dalka Jabuuti buu aha.

    Haseyeeshe waxa aanu weli Xisbiga Wadani ku cambaaraynaynaa hadalada niyadjabka ah ee Farmaajo uu soo dhiibay ee ay ku talogaleen niyadjebinta reer Somaliland gude iyo.dibad iyo ku farxadgelinta cadowga Somaliland.

    Ma wax lagu hadlo ba amisom baa tukaraq la keenaya iyo madaarka Hargeysa baa xidhmay????? Waa wixi cadowg Somaliland jeclaan laha oo dhan waxa Wadani ku hadlayo.

    Dalku barlamaan buu leeyahay may xildhibaanadooda uu geeyaan si ay mooshin ka keenaan arrintan go home-ka ama Cirro uu geeyaan ha kala hadlo madaxweynaha?waa.maxay qaabkan cadowga farxad geliyay ay waxan uu soo bandhigeen?

    Kumanaan qurbajoog ah dalki ku soo socday ba talaabo dib uu qaaday marki ay warkan maqleen in madaarku xidhmay. Masuuliyiintu ha ka fiirsadaan waxa ay ku hadlayaan. Kelmadu aduunka oo dhan baa gaadha maanta.

    Nin aam ogahay baa xita kansal.gareeyay tikidkiisa uu Hargeysa ku tegi laha isago raaci laha ethiopian airlines, sababto ah isago Warkan xisbiga Wadani maqlay iyado cadowga Somaliland magaalo walba oo yurub ah warkan geysay in madaarka hargeysa xidhmay.

    Qurbajooga Somaliland waa maalin uu madow, anaguna idinkan idin shaqeynaynaa idinkuna wararka noocan ah oo cadowga ka farxinaya baad keenaysaan.

    DHINACA KALE:

    (Waanu ku raacsanahay xisbiga Wadani in la soo celiyo Wasaarada Kaluumeysiga iyo Wasaarada Duulista Hawada,)
    (Waanu ku raacsanahay xisbiga Wadani in la sameeyo wax kasta oo kordhinya duulimaadyada madaarka Hargeysa (laakin aan Qaranimada dhaawacayn)

    Laakin Xisbiga Wadani ha inaga daayo Negative-ka badan, ma jeclin in aanu wadankeena Somaliland ka.maqalno war xun anago habeen iyo maalin ka shaqeynayna in aduunka tusno in wadan wanaagsan uu yahay Somaliland. Yaan cadowga Somaliland laga farxinin. Cadowga Somaliland ha jabo.

  2. Xisbiga Wadani waxa ay uu shaqeeyaan Farmaajo.

    Waxan ay ku hadleen dhamaan cadowga Somaliland baa ku farxay, dhamaan reer Somaliland baa ka xumaaday.

    Waxan ma aha xisbi raba inay wax hagaajiyaan ee waa niman cadowga Somaliland uu shaqeeya oo cadowga dalka ah.

    Waar ma waxana wax saxaafada lala horyimaado ah?

    Wallahi tageerayaal badan oo xisbiga Wadani ah baa qurbaha aad madaxoodu uu foorara maanta oo aad uga xumaaday warkan ka soo yeedhay xisbiga. Waxa ay ahayd in meelihi ku haboona xisbigu kala hadlo arrimahan jira laakin tani waxa ay uu muuqata warsaxafadeed Farmaajo uu soo dhiibay oo ay magaci dalku laha iyo magaci madaarka Hargeysa laha ku waxyeelaynayaan.

    Ta kale twitterka waxa ku jira maanta in xisbiga Wadani ka qeybgalay shirka Ngo-ga Xamar fahdiya ee la yidhaahdo Heritage Institute.

    Xukuumada Muuse Biixi ha ilaaliso Qaranimada Somaliland baan leenahay.

  3. Hadaanu nahay qurbajooga Somaliland waxa aanu aad uga xumaanay oo nasiib darro ah in xisbiga Wadani nin ka tirsani dhalay ka qeybgalo shir ka dhacay Muqdisho. Waxa aanu dhamaan sedexda xisbi leenahay mar dambe xisbi waxan oo kale sameeya looma dulqaadan doono.

    Waxa aanu xukuumada iyo haayadaha sharciga Somaliland leenahay talaabo ha laga qaado ninkaas xisbiga wadani ee khaainul wadanka ah. Aad baanu uga xunahay arrintaas. Qaranimada Somaliland ha la ilaaliyo. Ha la mamnuuco tegitaanka Xamar.

    Xisbiga Wadani waanu ka shakisanahay hadi aanu nahay qurbajooga Somaliland. Aniga waxan qoraya Garxajis baan ahay kolkaas waxba yaan Wadani qabiil soo gelin sheekada. Qaranimada Somaliland waa lama taabtaan ma ogolin xisbi shir Xamar ka qeybgala. Uuf.